Latest Article

6/recent/ticker-posts

Three stages that every trader must follow

 Three stages that every trader must follow



BREAK AND RETEST STRATEGY


manta waxaan halkaan ku qaada digi doona doonta duleesha ee dhalinyarada badan ey saarantahey ee badweynta u sii socota oo aan ula jeedo wadada hooga iyo halaaga iyo iska daba wareega galisa dhalinyarada ee ey dirawliin ka yihiin dad aanan bada ku dabaalanin waligood

aan u dagno nuxurka mowduuceena manta


Three stages that every trader must follow

waxaa jirta sadex wado ama marxaladood oo ey qasab tahey in qofkasta uu soo maro si uu suuqan guul uga gaaro

A:Stage one



A trader (learning stage)
100-300
risk 1% per trade
0.01 lot size
the goal is to learn

marxalada koobad waa marxalad loo yaqaano learning stage

taas oo ah marxalad uu qofku cilmi raadis yahey kaas oo uu inta ugu badan waqtigiisa uu galinaayo wax loo yaqaano learning

technical analysis

fundamental analysis

risk management

trading plan

risk reward ration

psychology

trade management

marxaladaan loo yaqaano learning ka waa marxalad qofku uu suuqa baranaayo oo uu dhisaayo

aqoontiisa cilmigiisa suuqa iyo in uu aad u fahmo suuqu sida uu u shaqeeyo iyo waliba sidii uu ugala soo dhax bixi laha waxyaabo asaga si qaas ah ugu sii shaqeeya

marxaladan inta uu qofku ku jiro waxa uu u baahanyahey xooga lacag ah

$100_____$300 oo uu waxa uu risk gareynaayana ey tahey 0.5% per trade

lot size ka uu isticmaalayo uu yahey 0.01 lot size

hadafka ama u jeedka laga leeyaheyna ey tahey wax barashothe (goal is to learn )

B:Stage two

Trader ( experience stage )
1000-5000
risk 1-2% per trade
the goal is to grow your account

marxalada labaad ee qofka looga baahanyahey waa in uu qofku raadiya qibrad

waana tan ugu muhiimsan oo eysan dadku wada marin ama eysan wda jecleeyn in ey maraan.

marxaladaan qofku marka uu soo gaaro macnaheedu waxey ka dhigantahey qofkaan in uu yahey advanced oo uusan aheyn basic shaqada laga rabaana ey tahey in uu xog uruurin ku sameeyo suuqa iyo waxyaabaha uu sameynaayo

qofka marxaladaan soo maraya waxa uu u baahanyahey in uu qaato

account challenge ah ama mid real ah oo lacag ku shubto

%100$-----$5000 oo kale

risk per trade 1,2% in uu risk gareeyo

hadafka loo socdaana w in la koriyo account ( the goal is to grow your account)

marxaladan loo yaqaano (experience stage )

waa mid ka mid ah marxalada ugu muhiimsan ee hadii uu qofku ka boodo uusan suuqa waligiis guul ka gaareynin

marxaladan aya inta ugu badan traders ka boodan waana meeshii aan u bixiney

( DOONTII DULEESHEY EE BADA WEEYNTA U SII SOCOTEY)


C: Stage three




Stage three

Traders ( scaling stage )
10k- 100k
risk 0.5-1% per trade
the goal is to grow is to make much money

marxaladaan waa marxaladii ugu dambeysey waana marxalada la wada jecelyahey

waa marxalad qofka looga baahanyahey in uu lacag rasmi ah sameeyo

lagana sugaayo in uu suuqa dhaqaalo ka soo xareeyo

marxaladaan wa tan ugu fudud hadana ugu adag

1: qofkii soo marey (learning stage iyo experience stage)

qofkii soo marey labadii marxalood ee hore tani waxeey u noqoneysa biyo cabaal

2:qofkii ka soo boodey labadii marxalood mid ka mid ah siiba marxalii labad

( stage two) waxeey ku noqotaa bugto uu ka reysan waayo iyo nabar uusan daawo u heynin


NOTE

si aad dunidaan digital ka ah aad uga sii mid ahaatid siiba forex wxaad u baahantahey wax cad iyo nidaam waxbarashoo oo saxan in ad soo martid

cinwaankeena manta halkaan ayuu noogu egyahey

MAHADSANID

Post a Comment

0 Comments