Latest Article

6/recent/ticker-posts

WHY IS FOREX SO HARD?

 WHY IS FOREX SO HARD?

MAXEY TAHEY SBBTA UU SUQA FOREX U YAHEY MID ADAG?(PART TWO)

  waxa noo  sii socda cinwaankeeni aan ku qaada dhigeyney sbbta uu suuqa forex u yahey mid adag 

waxaana qeybtii koobad ku soo sharaxney    qeybo kamid ah 

 qeybtan waxaan rabna in aan  ku qaada dhigno  oo aan tusalayaan la taanban karo ka bixino 

MAXEY TAHEY SBBTA DHABTA AH EE SUUQAN UU UGU ADKAADO DADKA INTOODA BADAN

1: TECHNICAL ANALYSIS 

 sbbta koobad ee asalka u ah in qofka uu suuqa ku adkaado waa taxliilinta suuqa ama wax loo yaqaano technical analysis 

 oo ah in uu qofku ku wareero  isku xirka iyo is waafajinta TIME FRAMES KA 

        NOTE

 TIME FRAMES  waa waxa ugu badan ee qofka qalqal galiya goanadiisana badbadala ama ka yeela mid iska hor imaanaya

 TUSAALE AHAN

 WEEKLY TIME FRAME

 IYO 

 DAILY TIME FRAME

  waxaad arkeysa suuqaoo  weekly ga  ka ah buy 

 halka uu suuqaasii ka yahey daily ga sell 

suuq kuu jooga weekly  wax loo yaqaano fvg  oo si cad buy kuula muuqda ayad hadana arkeysa  in uu daily time frame ka uu ka sameysanaayo wax loo yaqaano mss  oo uu diyarsanaayo structure ama qaab dhismeed SELL AH

 hadii aan isku deyno in aan tusaalayal hada socda aan ku dabaqno warkeena 

 TUSAALE 

 XAUUSD  (WEEKLY TIME FRAME)


  TIME FRAME KA  aan joogno hada waa weekly waxaad arkeysa in lacagta weekly markaan eegno  oo aan ku eegno  qiyaasid iyo saadalina ama technical keeda aan sii  fiican u lafo gurno 

 waxaa nooga muuqda waa wax iska cad lacag qaadey buy side  lq kuna soo laabatey wax loo yaqaano fvg ama internal lq oo ey qasab tahey in  lacagtan isbuuca xiga la buy gareeyo waliba si xoogan 

hadana sidaas ey tahey  hadan eegno daily time frame ka waxaa macquul ah in ey nooga soo baxdo wax ka duwan midaan taas oo jahwareerineysa maskaxda qofka wax falanqeynaaya 

XAUUSD    (DAILY TIME FARME) 



DAILY WAXAAD ARAGTAN IN SUUQA UU KUU SHARXAAYO AMA UU INOO SHEEGAYO WAX KALE

daily ga hadii aan si wacan ugu fiirsano waxaan arkeyna in suuqa uu ka dhacey mss  oo  cadey buuxda u ah in uu suuqu kala wareegi doono 

 waxaana sii xoojiyey lugtaan hada baxdey waxa ey leedahey   wax loo yaqano fvg kaas oo ah magnad xoogan oo suuqa marna laga ceyriyo marna  suuqu u cararo oo sidii kooladii oo kale suuqana wey ku dhageysaa waxaa intaas sii raaca  in premium la joogo  waana sbb kale oo aan u sell gareyn karno

 

 HADABA SBBTAN aya ah sbbta inta ugu badan ey dhalinyaradu ugu dawaqaan suuqa maadama technical  ahan n in aad  maskaxdada fariisisid eysan fududeyn waana mida ugu weeyn ee  sbbta dhabta ah,u  ah  in lagu dawaqo suuqa 

 si aad daawo ugu helno culeysyadan  na soo food saarey taxlilinteena waxaa qasab ah in aan in badan dib u soo eegno wixii soo dhacey maadama ey tahey wadada kaliya ee aan ku gaari karno in aan ku ogaano waxa uu suuqa sameyn doono 

markasta oo  aad  waqti galisid  wixii horey u soo dhacey waa markasta oo ey kuu fudadaneyso in aad sii ogaatid waxa soo socda

qeybta sadexaad iyo    (WHY IS FOREX SO HARD)

 MAHADSANID

Post a Comment

0 Comments