Latest Article

6/recent/ticker-posts

WHY IS FOREX SO HAD?

 WHY IS FOREX SO  HAD?

 MAXAY TAHEY SBBTA   UU SUUQA FOREX UU  U YAHEY MID ADAG ?



suaashan aya ah tan inta ugu badan ka dhax guuxeysa maankeena  oo aan si maalin le ah isku weydiino 

 hadaba manta wxaan isla cabireyna oo aan misanka saareyna maxey tahey sbbta uu u yahey suuqa forex mid adag  ama maxa ka dhiga mid inta badan ey bdadku ku qasaaran 

 1: WHAT IS FOREX ?

WAA MAXEY FOREX ?



 = forex wa isku badalka lacagaha qalaad 

waxaana mowduuc ku saabsan waa ( WHAT IS FOREX)aan si wacaan iskula soo qaada dhigney     

article kii ugu horeeyey ee aan halkaan soo galino oo ku saabsana forex

hakaas ayad si wacan uga soo daalacan karta

2 SIDEEY U SHAQEYSA  



 forex waxa ey u shaqeysa  hab ama nidaam ah online oo ah in aad lacago lagu kala badalaayo 

 dhex doowr  aaladood oo isku xiran 

 sida  BROKET +MT5 MT4 IYO TRADING  VIEW 



dhoowr kan  aaladood ee aan kor ku soo xusney aya la isku xiriirinaya oo la sii dhax marsiiya nidaamka lacag kala badalashada  (sell iyo buy)

3: FOREX MAXEY KU SALEYSAN TAHEY)?



 forex waxa ey ku saleysantahey nidaam si buuxa uga hor imaanaya dhamaan  dabeecada aadanaha oo dhan 

 TUSAALE 

WAXAAN ISLA BARBARDHIGEYNA SHAQOOYINKA CAADIGA AH  IYO FOREX SIDA EY U SHAQEEYAN 

A: 5___9  shaqooyinka dunida manta  ka jira waxeey ku dhisanyihiin labo sheey oo kala ah 

 = in aad in badan ka shaqeyso oo aad in badan wax qabato , hadii ey tahey mid gacanta laga qabanaayo ama mid maskaxda ahba  oo waaxa aad heleysid waxa ey ku saleysantahey inta aad ka shaqeysid ee aad howshaas si adag  u qabaneysid

NP

 hadii aan ahey qof xamaali ah oo suuqa ka shaqeysta waxaa goaaminaaya manta inta aan helaayo waa inta aan howl manta qabtey oo hadii  aan manta 10kiish qaado ama aan 50kiish qaado  halkii kiish uu qiimihiisu yahey $10 waxaad halkaas ka dareymeysa farqiga u dhaxeeya 

nuxurka hadalka 

 hadii aan wax badan qabto waxaan helaaya wax badan 

 hadii aan wax yar qabtan waxaan helaaya wax yar 


B: FOREX

 hadaba forex ayadana waxeey u shaqeysa nidaamkan 

hadii aad in badan  aad  lacago kala badashid 

sida  maalinkii 15 mar  ama 16 mar waxey u badantahey  in wadarta natiijadooda ey noqoneyso mid aanan la mahdinin oo qasaaro ku dhamaato

 halka hadii aan manta kaliya  2 mar aan lacag kala badalo oo aan mid ka mid ah faaido aan lacag fiican sameynaayo

 FOREX  waxey u baahantahey in aad in badan daawatid oo aadan wax ficil ah sameynin 

90% waa in aad sugta 10% waa in aad ficil sameya


HADABA WAA TAN sbbta rasmiga ah ee uu suuqa forex u adagyahey 

 waayo waxa   aan la soo wada qabsaney dhamaanteena aya ah ama nalagu soo barbaariyey in aan wax qabano 

 waxaana soo arkeyney ama an la soo dhaqmeyney in inta badan ee aad shaqo qabaneysid  ey na siineyso natiijo u dhigantaa intaas

 halka sida maxsuulka ah aan wada ognahey inta badan ee aad sugtid shey in uu yahey mid kaa sii dheerada 

 waana waxey ku kala duwanyihiin forex iyo  shaqooyinka caadiga ah 

NOTE

hadii aad awood buuxda u leedahey in aad naftaada kaliya ka adagtahey waxaad awood buuxda u leedahey in aad suuqan lacag ka sameysid

  PART TWO  (WHY  IS FOREX  SO HAD)

MAHADSANID


Post a Comment

0 Comments