Latest Article

6/recent/ticker-posts

(BURQAD FOREX AC

BURQAD FOREX ACADEMY



 


manta waxaan rabna in aan ka hadalno  BURQAD FOREX ACADEMY  


1:waa maxey BURQAD FOREX AC

2:: maxey qabatan  BURQAD FOREX AC

3:waa maxey yool BURQAD FOREX AC

4 :maxey natiijo ah oo ey haayan BURQAD FOREX AC



1: WAA MAXEY BURQAD FOREX AC

burqad forex ac waa madal waxbarasho   

 burqad forex ac waa goob ey ku midoobeen xubno   dhalinyaro ah oo leh xirfado kala duwan 

 burqad forex ac waa goob ey joogan dhalinyaro ka shaqeysata  suuqyada online ka ah 

 qaasatan suuqa forex

burqad forex ac waa madal waxbarasho taas oo u taagan in ey dhalinyarta wax barto si  practical ahna wax u barto 

    burqad forex AC waxa ey qaas la tahey in ey ku caan baxdey in ey noqotey madal ey u soo hooydaan dhamaan dhalinyarada rabta in ey noloshooda wax ka  badalan misane ey heysato  dhaqaalo dari dhanka jeebka ah 

1: maxey qabatan  BURQAD FOREX AC

 burqad forex ac waxa ey qabtaan  

1: waxaa halkaas jooga  @COACH XAMZA  oo ah full time trader  

 ahna maamula guud ee academy burqad forex ac 

 burqad waxa ey qabato  waa ugu weeyn sadex  sheey oo aad u muhiim ah

 A:  WAA GOOB EY SI MAALIN AH EY UGU  TRADE   GAREEYAN ARDEYDA IYO WALIBA  @ COACH XAMZA 

B: WAA GOOB WAX BARASHO OO WAXA LAGU BARTA DHAMAAN  WAX KASTA OO LA XARIIRA SUUQA  FOREX

 WAXEYNA ISTICMAALAN ICT STRATEGY

C: WAA GOOB SI MAALIN  AH LOOGU SAMEEYO LACAG  RASMI AH



2: WAA MAXEY YOOLKA BURQAD FOREX AC

 yoolka iyo hadafka aan ka leenahey  burqad forex ac wa in aan gaarsiino dhamaan intii dhalanyaro ah ee soo kaceysa ee ey shaqo yarida heysata  aan ka saarno dhamaantood 

 oo ey maalin maalmaha ka mid ah ey xor u noqdaan dhaqaalahooda iyo time koodaba oo eysan cidna u shaqeynin  una baahanin eebe wene idimkiis kaas aya ah hadafka aan leenahey iyo hlka aan target gareyneyno


4 :maxey natiijo ah oo ey haayan BURQAD FOREX AC

natiijoyinka ey soo saartey academy burqad forex ac  kuma soo koobi karno hal article waxeynaga qaadaneysaa saacado badan iyo waqti aad u faro badan sidaas awaadeeda waxaan soo qaadaneyna qeeyb yar oo ka mid ah 

A: MAXAMAD XASSAN DAAUD waxa uu ka mid yahey ardeydii ugu dambeeysey ee suuqan lacag kala baxda 

  MAXAMAD XASSAN DAUD waxa uu ka mid aha ardeyda suuqan  ku dhibaneyd misane  dooratey in ey  ku biiran burqad private mentorship  oo ey qaatan  mentorshiip ka  uu bixiinaayo

@ COACH XAMZA

 kadib markii uu qaatey mentorshiip kaas waxa  uu   bilaabmatey in uu halkaas ka bilabo hayaankiisi wax barasho oo uu maro wax loo yaqaan sadexda marxaladood ee wax barashada

A: MARXALADA WAXBARASHADA

 B: MARXALADA QIBRAD RAADINTA

C: MARXALADA  LACAG SAMEYSTA 

  kadib markii uu suuqa si fiican u fahmey aya waxa uu goansadey in uu suuqa tijaabiyo oo kala shaandheeyo dhamaan wixii la soo barey oo dhan hadey noqoto technical iyo fundamental iyo 

risk management  iyo physiology  ba 

 mudo markii uu wadey    halgankaas waxa uu soo gaarey maxalada abaal marinta suuqa

 suuqa ayana ku abaal mariyey lacag dhan $3000 dollar 

in uu suuqa kala baxo taas oo uu kala baxey account yar   kaa oo uu  xadigiisu uu  ah 

10k account


 waxaan qeybta soo socota  ku qada dhigi doona  maxamad xassan daaud 

 siduu suuuqa uga sameeyey 30% oo uu misane ugala baxey lacag dhan $3000 dollar

 lasoco qeybta xigta

 MAHADSANID



Post a Comment

0 Comments